OGEYSIIS:-Shabelle Relief and Development Organization (SHARDO) oo oeysiis muhiim ah kuu heyso

0
Saturday April 01, 2017 - 16:27:14 in Wararka by
  • Visits: 1615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS:-Shabelle Relief and Development Organization (SHARDO) oo oeysiis muhiim ah kuu heyso

    OGEYSIIS KA FAA'IIDEYSI XIFRAD WAXBARASHO:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

OGEYSIIS KA FAA'IIDEYSI XIFRAD WAXBARASHO:



SHARDO waa urur Soomaaliyeed oo faa'iido doon ahayn, kana shaqeynaayay wadanka mudo ka badan 20 sano. Mashaariicda ururka SHARDO uu u qabto waxaa ka mid ah: Tababarada xifradaha shaqo abuurka, Caafimaadka, Nafaqeynta, Waxbarsashada, iyo mashaariic kala duwan.

Ururuka SHARDO wuxuu hadda hayaa fursado cusub oo kala duwan sida:-

1. Electric installation ( Koronta xirid)

2. Fishery (Kalluumeysi)

 

SHURUUDAHA LAGA RABO SOO CODSADAHA WAA SIDA SOO SOCOTA:

Hadaba haddii aad dooneysid in aad baratid xirfadahaas ama bartid (Bar ama Baro)

Ardaygii rabo barashadaan mid ka mid ah 3-da xirfadood waxaa laga rabaa

· Waa in uu yahay Soomaali

· Waa in uu da'diisu u dhaxeysa 18 ilaaa 35 jir

· Waan in uu soo codsadaa xirfadaha aan soo sheegnay midood

· Waa in ay ka go'an tahay barashada iyo dhamey sashada xirfada uu soo codsaday

· Waa in uu jir iyo maskaxba caafimaad qabo

· Waa in uusan wax dambi ah ka galin bulshada

· Waa in uu layimadaa qof damiin ah

· Waan inuu ku shaqeeystaa xirfada la baray kadib markuu barto

· Waa in uu yaqaano aqriska iyo qorista afka Soomaliga iyo xisaabta asaasiga ah

· Waa in uu degan yahay gobolka Banaadir

FIIRO GAAR AH:

Ø Barashada Korantada iyo Kallumeysiga waxaa kaliya soo codsan kara RAGGA oo kaliya

Qofkii dhameysta barashada xifradaha aan soo sheegnay midood ururka SHARDO wuxuu siin doonaa AGABKII uu ku shaqeysan lahaa iyo SHAHAADO.

Qofkii daneynaayo fursadahaas waa in uu layimaado 4 xabo sawir tesstaro ah iyo gal ama fayl.

SHURUUDAHA BARAHA LOOGA BAAHAN YAHAY:

Waxaan sidoo kale daneynaa Macalin ama bare oo bixiya daruusta Kallumeysiga(Fishery training)

MACALINKA XIRFADA KALLUN DUBISTA AYNU SOO SHEEGNAY WAXAA LAGA DOONAYAA:

· Waa in uu heesta aqoonsiga Cadeynaya aqoonta uu xirfadaan u leyahay ( SHAHAADO)

· Waa inuu qibrad dheer u leeyahay macalinimada muddo aan ka yareen 2 sano

· Waa in uu la yimaado CV, Warqad codsi, Gal iyo 4 sawir oo testaro ah

Araaajida waxaa lagu soo hagaajin kara xafiiska SHARDO ay ku taalo degmada SHIBIS gaar ahaan xaafada BEYXAANE.

Qabashada araajida waxa ay socon doontaa inta u dhaxeysa 22- Bish March 2017 ilaa 2-da April 2017. Dadka la qabanaayo wey xadidanyihiin ee horay ugaar.

Wixii faah faahin dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaan talefanadaan hoos ku qoran

061 7 020 887/0615546 938/061 5 598 993

ama E-mail: shardo95@yahoo.com/shardo@shardo.org




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip