Madaxweynaha Soomaliya oo Geed Ku Talaalay Xarunta Qaramada Midoobay ee Nairobi+Sawirro

0
Saturday March 25, 2017 - 10:09:36 in Wararka by
  • Visits: 446
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaliya oo Geed Ku Talaalay Xarunta Qaramada Midoobay ee Nairobi+Sawirro

    Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmajo oo maanta ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka qaarada Africa ayaa waxa uu talaalay geed isagoo sidoo kalena gacantiisa markii ugu horeesay ku waraabiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmajo oo maanta ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka qaarada Africa ayaa waxa uu talaalay geed isagoo sidoo kalena gacantiisa markii ugu horeesay ku waraabiyay.

Geedka ayaa waxa uu ku beeray xarunta dhexe ee qaramada midoobay ay ku leedahay magaalada Nairobe ee Caasimada dalka Kenya.

Dowlada Soomaaliya oo saaxiib dhaw la’ah qaramada midoobay taa oo sii xoojisay imaantinkii xoghaya cusub ee qaramada midoobay Antonio Guterres ee magaalada Mogadishu ayaa waxaa geedka uu abuuray madaxweynaha soomaaliya loo rajeeyay in uu noqdo midkii koro oo xoogeysta.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip