Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Macalin La Magac Ah Oo Dhawaan Xabsi La Dhigay

0
Saturday March 25, 2017 - 09:39:50 in Wararka by
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Macalin La Magac Ah Oo Dhawaan Xabsi La Dhigay

    Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Macalin Axmed Maxamed Maxamud (Axmed Silaanyo) oo La Magac ah Madaxwaynaha Somaliland Oo Saddax Cisho Ka Hor Lagu Xiray Gudaha Magalada Hargaysa ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Macalin Axmed Maxamed Maxamud (Axmed Silaanyo) oo La Magac ah Madaxwaynaha Somaliland Oo Saddax Cisho Ka Hor Lagu Xiray Gudaha Magalada Hargaysa ee Caasimada Maamulakaas.
 
Macalinkan Madaxwaynaha Somaliland La Magaca Ah Oo Ah Maamule Ku Xigeenka dugsiga sare ee Nuuraadiin gaar ahaan qaybta wiilasha ayey ciidamada nabad galyada wadooyinku xireen todobaadkii aynu soo dhaafnay kadib markii ay ku u eedeeyeen inuu la magac yahay madaxweynaha Maamulka Somali-land.


Madaxwaynaha Somaliland ayaa Ku Qaabilay Qasriga Madaxtooyada Macalinkan La Wadaaga Magaca Madaxwaynaha Somaliland Oo Saddaxan Iyo Naanaysata U Caanka Ku Yahay Madaxwaynu,Taasi Oo Sababtay inay Isla Qaataan Kulan Xiisi Badan uu ku Duugan yahay Oo Khuseeya Sababta Uu Macalinku Ku Jaclaaday Nanaysta Silaanyo.

Arintaan ayaa Todobaadkii aynu soo dhaafnay Magaalada Hargeysa ka noqotay mida loogu hadal heynta badan yahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip