Yuusuf Garaad Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya

0
Wednesday March 22, 2017 - 21:35:42 in Maqaallo by
  • Visits: 978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yuusuf Garaad Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya

    Aqoonta gaaban ee aan u leeyahay Yusf Garad Omar Ahmed wasiika cusub ee Wasaarada Arrimaha dibada dawlada Federalka Somaliya oo ka mid ah wasiiradii dhawaan loo magacaabay dawlada fedralka cusub ee Somalia oo ay ku midaysan yihiin maamul goboleedyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonta gaaban ee aan u leeyahay Yusf Garad Omar Ahmed wasiika cusub ee Wasaarada Arrimaha dibada dawlada Federalka Somaliya oo ka mid ah wasiiradii dhawaan loo magacaabay dawlada fedralka cusub ee Somalia oo ay ku midaysan yihiin maamul goboleedyada ogol federalka Somalia.

Wasiiraka arrimaha dibada Somaliya Yusuf Gard Omar Ahmed ayaa waxaa dadkii aqoonta u lahaa markii ay maqleen inloo magacaabay Wasiirka arrimaha dibada Somalia waxaa mas kaxdooda ku soo dhacay oo ay isweydiiyeen Yusuf Garad waxa uu kaga duwanaan karo wasiior arrimo dibadyadii loo magacaabay dawaladihii kala duwanaa ee somaray Somalia wixii ka dambeeyey Xukuumadii Siyadbare ee la rida sagaashamaadkii, maxaase laga sugayaa inuu ka badalo wadladihii xiriirka dhaw iyo sokeeyaha u ahaa Somalia ee marka sihoose loo fiiriyo la saluugay wax kaqabshadii dhibtii Somalia intii ayan faraha ka xibin.

Yusuf Garad hadii anan la xaririn asna uuu isxariqin waa nin aqoon iyo bulsho ahaan dhamaystiran, marka aan lee yahay hadii aan la xaqirin waxaa ula jeedaa sida ay dhab ahaan wadaniyada ay ku jirtana ay ula shaqeeyaan golayaaha kala duwa ee Federalka guud ahaan.

Yusuf Garad in uu san is xaqirina waxaan ula jeedaa in uu san ka quusan Somalidii uu yaqaanay waxbadana ku soo dhax jiray siyaasadooda Isdiidan, madaama uu marqaati ka ahaa habka ay u shaqaynayaan fakrad ahaan, markii uu madaxda ka ahaa Idaacadi Afka Somaliga ee bbc, una soo taagnaa mudo badan Somalida marna qabyaalad isu haysata marna guruubyo siyaasadeed isku haysta.

Dhinaca kale Yusuf maadaama uu aqoon u leeyahay dhaqamada siyaasada wadaada ku xeedaaban arrimaha Dibadana Somalia waxaa looga fadhiyaa in uu wax badan ka badalo siyaasadaha Yurub ,Biritan iyo Mraykan oo la dhihi karo arrimihii Somalia waa ay ka dhutinayaan dhinacaas dhamaynta dhibta si sax ah, Xiliyadii ugu madbeeyeyna uu ka mid ahaa diblomaasiyiinta Somalia.

Tabkale waxaa ayana xusid mudan in si gaar ah uu ugu soo jeediyo Yusuf Garad Somalia indhah wadamada Biritan iyo Italia, maadaama hadii labadaasi dawladood ay si sax ah ugu istaagi lahaayeen ay wax adan ka badal naan lahayd sida ay tahay Somalia hada.

Waxaan ixtirayaa dhamaa wasiiradii Somaray Arrimaha dibada Somalia, waxaan ka cudur daaranayaa in ayan u arag Wasiirka cusub ee Arrimaha dibada Fedrelaka Somalia Yusuf Garad in aan si gaar ah wax ga qorayo ama aan u samaynayo xayeysiin madaama uu bari madax ii ahaa xiligii an ka shaqaynayey bbcsomali.


Farhi Ali Qajo

Stockhlm Sweden



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip