Maqaallo

MEYTA-KAAL (Sheeko Gaaban Oo Curis Ah)

0 Visits: 1376 | Friday November 24, 2017 - 22:37:05
Aniga oo Muqdisho ka tagay ayaan booqasho u aaday Miyiga Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug, halkaasoo uu degganyahay Adeerkeey aan Dadka ugu jecelahay. Adeerkey, inkasta oo uu Waalid ii yahay haddana Saaxibbo ayaan nahay. Marki uu magaalada usoo muraad-tago, Aniga iyo isagu badanaa kalama harno.

Read More »

Wax ka baro Taariikhda Nabigeena Muxamad CSW

0 Visits: 1537 | Friday November 24, 2017 - 21:15:08
MAGACIISA OO SADAXAN – Nabi Muxammad, bin Cabdullaahi, bin Cabdul Mudhalib, bin Haashim MAGACA HOOYADA RASUULKA SCW – Amina Bint Wahab NAANEESTA RASUULKA – Waxaa Nabiigeena la oran jiray ama lagu naaneesi jiray Runlowga la aaminay (Sadiiqul amiin)

Read More »

( Haweenka Qurbahow xaal qaata,anaguna markaad soo buriseen ayaan xildhibaan ka dhiganay).Nasashada Jimcaha.Q-71aad.

0 Visits: 939 | Friday November 24, 2017 - 13:50:43
1-Islaan Yurub joogta ayaa ninkeedii oo Soomaaliya jooga u soo saartay dal ku gal uu Yurub ku tago, markii uu baxayay ayaa saaxiibadii ku yiraahdeen: Yurub iska ilaali haweenkii waxay bilaabeen inay ragga ku khasbaan inuu guriga ka shaqeeyo. Maalintii uu tagay ayaa xaaskiisu xasuusatay inay Caawa tahay…

Read More »

10-ka Hoggaamiye ee ugu waqtiga dheer xilligan Qaaradda Afrika

0 Visits: 929 | Wednesday November 22, 2017 - 20:07:34
Robert Mugabe oo 93 jir ah, ahaana hoggaamiyihii Zimbabwe laga soo bilaabo xoriyaddii dalkaasi 1980-kii ayaa talaadadii is-casilay, Mugabe waxaa uu ka mid ahaa madaxda ugu waqtiga dheer adduunka iyo qaaradda Afrika.

Read More »

Waa kuma Muuse Biixi? Taariikhdiisa oo Kooban

0 Visits: 1077 | Tuesday November 21, 2017 - 18:21:44
Magaciisa oo buuxa waa Muuse Biixi Cabdi waxaa uu qiyaastii sanadkii 1947 ku dhashay magaalada Hargaysa ee hadda xarunta u ah Soomaaliland. Waxbarashadiisa inta badan waxaa uu ku soo qaatay waqooyiga Soomaaliya hase ahaatee waxaa uu sanadkii ka tirsanaaa ciidamadii cirka ee Soomaaliya waxaana uu soo…

Read More »

Wax Qabadkii Halyeey Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere Si Fudud Miyaa Lagu Ilaabay Mise Waala Xusuustaa Weli?

0 Visits: 1198 | Saturday November 18, 2017 - 19:04:13
Alle ha u naxariistee Guddoomyihii hore ee Gobolka Shabeellaha dhexe & Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere),ayaa bishii 15/November sanadkii 2012-kii Muqdisho ugu geeriyooday xanuun mudo hayay. Wararka geeridiisa ku saabsani waxay sheegayaan in lagu waday in magaalada Nairobi loo duuliyo…

Read More »

Ha dayicin Halyeeyada qarsoon.=Taariikh Muhiim ah=

0 Visits: 1055 | Thursday November 16, 2017 - 22:09:20
Wadanka guud ahaanba waxaa jira Geesiyaal badan oo aan wax laga qorin,sababta oo ah waqtigaa Afka Somaaligu ma qornayn, aqoonta luqadaha kalena waa yareed. Tixraaca ugu dhaw waa suugaanta iyo sheekooyinkii ay soo gudbiyeen dadkii berigaa noolaa ama dad ajnabi ahi ay qoreen.

Read More »

MAQAAL: LIXDAN SANO MAR LAGA JOOGO, IYO MAANTA!!

0 Visits: 894 | Tuesday November 14, 2017 - 10:37:37
Dad badan oo aan waagaas dhalan, ayaa la yaabi doona, Cinwaanka aan Maqaalkan siiyey,laakin intayadii soo joogney sanooyinkaas, garashana u lahayd xaaladdu sidey ahayd iyo waxaan ku taameyney beryahaas,maanta qosol iyo farxad midna meel uma yaal. Waxaan doonayaa inaan mid mid ka taabto,waxaan filayney…

Read More »

Goormeen Falastiin u guuray?=Faallo=

0 Visits: 956 | Monday November 13, 2017 - 10:34:33
Wiil yar oo 12 jir ah oo aan adeer u ahay ayaa igu yiri: Adeer, weli ma waxaad degen tahay xaafadii GAZA?. Waxaan ku iri: maxaad ula jeedaa? Sow ma ogid in aan weli degenahay xaafadii aad iigu imaan jirtay ee Mogadishu, GAZANA waxaan ku maqlay inay falastiin ku taal. Wuxuu igu yiri: Adeer ma ogid miyaa…

Read More »

AAmin AMA Ha AAMININ NASASHADA JIMCAHA. Q-69aad.

0 Visits: 958 | Friday November 10, 2017 - 11:11:33
1-Faarax Tabliiq ayaa xaaskiisii oo uur leh ka tahriibay, markii uu Yurub sama tagay ayay wacday oo ku tiri: wiil ayaan dhalay. Wuxuu ku yiri: Maashaa Allaah, lacagna waa u soo diray. Dhowr billood kadib ayeey wacday oo ku tiri: Wiilkii magacaaga ayuu ku hadaaqaa, Aabe faarax, Aabe faarax.wuxuu yiri:…

Read More »

Akhriso: 7 Qodob Oo Ay Ka Simman Yihiin Dalalka Lebnon Iyo Soomaaliya

0 Visits: 872 | Monday November 06, 2017 - 14:15:40
Kadib is-casilaadda ra'isul wasaarihii lebnon Sacad Al-xariiri, faragelinta uu ka sheegtay in dalal badani ku hayaan Lebnon iyo isku-deyga dil uu ka badbaaday kadib markii xukuumadiisa ku guul-dareysatay hub ka dhigista maleeshiyaadka iyo kooxaha hubeysan, waxaa ii soo baxay 7 qodob oo ay iskaga…

Read More »

MAQAAL: NIN DOORBIN SITAA DALKI DUMINAYA

0 Visits: 1538 | Saturday November 04, 2017 - 11:51:24
Madaxda dowlad goboleedyada waa niman sita doorbin oo u jeeda wax aad u kooban oo ah inta ay ka arkaan doorbinka, markaasey rabaan in dalka iyo dadka lagu dhaqo xoogaaga ay arkaan oo aad u kooban…ninki aragtidooda ka soo horjeestana waa cadawga ummadda.. Madaxdaan gobollada waxaa la rabaa inay ka…

Read More »

WARBIXIN:- Sidee ayuu ku yimaadaa Jaceylka dhabta ah ?

0 Visits: 1555 | Tuesday October 31, 2017 - 22:23:47
Raadinta jacaylku waa shil sahlan oo aad naftaada galineyso, Waxaad la kulmeysaa qof ku weyn naftaada oo ay dooneyso inay wakhti la qaadato. Markaas haddii wax walba si sax ah u dhacaan, waxaad heshay jacaylka dhabta ah ee aad raadineysay Dadkoo dhan ama adduunka oo dhan, waxay ka hadlaan jacaylka maalin…

Read More »

Maxay soo kordhin kartaa shaqa ka ceyrinta Sanbaloolshe iyo Saacid?

0 Visits: 824 | Monday October 30, 2017 - 21:02:14
Magaalada Muqdisho ayaa maarkii labaad aragtay qarax kale oo dad badan ay ku dhinteen laba isbuuc gudahood. Qaraxaasi oo dhacay Sabtidii ayaa waxa ku dhimatay ugu yaraan 27 qof.

Read More »

Ex-Wasiir Dulmiga dhaaf.=Warbixin Xasaasi ah=

0 Visits: 1269 | Monday October 30, 2017 - 19:37:32
Maanta waa careeysanahay,iga raali ahaada haddan idinku badiyo. In kasta oo uu qoraalku dheer yahay fadlan wada aqri si aad garta u qaado. Waxaan xaq u leeyahay inaan ardaydayda wixii looga khaldan yahay iyo wixii ay ku khaldan yihiin aan u sheego. Maqaalkan mar hore ayaan rabay inaan qoro, laakin dib…

Read More »

Shiribka Iyo Suugaanta Caalamiga Ah (Intervieu With Prof. Alij Imale Ahmed)

0 Visits: 1038 | Monday October 30, 2017 - 10:45:09
Waxaa hubantiya in bulshada Soomaalidu tahay Afmaal, sida badan isticmaasha Afka marka loo fiirsho qoraalka. Middaas waxeey haddana ku tusee in aa nahay bulsho leh dhaqan iyo Suugaan mug weyn.

Read More »

Qaraxii Soobbe Ma Halkaas Ayaa Looga Hari Doonaa?

0 Visits: 1038 | Friday October 27, 2017 - 22:41:21
Soomaaliya weli sooma marin in dad ka badan 350 qof ay hal maalin oo kaliya qarax ku dhintaan,Waa dhacdo dhalisay su'aalo iyo doodo dhinacyo badan yeeshay.

Read More »

Shacabka Soomaaliyeed Cirbad ayaa lagu hilmaamay ee yaa ku muday? Qabiil aaaa!!!Nasashada jimcaha.q-67aad.

0 Visits: 877 | Friday October 27, 2017 - 20:09:19
1-Bakhiil murugaysan ayaa nin saaxiibkii ahi ku yiri: Maanta si baad u murugeeysan tahay ee maxaa kugu dhacay?

Read More »

Sidee Caruuraheenna Ugu Dhiiragelin Karnaa Ineeysan Been U Sheegin Waalidka?

0 Visits: 1037 | Tuesday October 24, 2017 - 13:40:00
Beenta waxay ay ka mid tahay waxyaabaha ay diinteenuIslaamka reebtay in lugu dhaqmo, saas oo ay tahayna beenta waxaa mid ayadeegsatocid kasta, waana mid sidoo kale aan laheyn yaraan iyo weeynaan ama xilli iyo waqti kasta.

Read More »

Markay Madaxdeennu Dhageysiga ka doorbidaan Qoraalka

0 Visits: 992 | Tuesday October 24, 2017 - 12:17:47
Aalaaba way fududahay inaad wax bedesho. Balse way kasii fududahay marka aad hoggaamiye u tahay umad dhan. Ficillada qof kasta uu kusoo muuqdo, saameynta ay yeelanayaan waxaa go'aamiya heerka magac ama mansab oo qofku nolosha ka gaarsiisan yahay. Waxaa jiray waqti Burkina Faso laga xiran jiray dhar…

Read More »