Dabka ka kacay Los Angeles oo si dhaqso ah u faafaya iyo xaaladda oo sii adkaanaysa

0
Thursday January 09, 2025 - 13:43:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabka ka kacay Los Angeles oo si dhaqso ah u faafaya iyo xaaladda oo sii adkaanaysa

    Dab cusub ayaa ka kacaya qeybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California, halkaasoo in ka badan boqol kun oo qof lagu qasbay inay guryahooda ka cararaan. Dabku in uu faafo waxaa qayb weyn ka qaadanaya dabeylo xooggan oo socda, waxaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab cusub ayaa ka kacaya qeybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California, halkaasoo in ka badan boqol kun oo qof lagu qasbay inay guryahooda ka cararaan. Dabku in uu faafo waxaa qayb weyn ka qaadanaya dabeylo xooggan oo socda, waxaana adag in la xakameeyo. Dhowr qof ayaa la soo wariyay in ay dhinteen. Kooxaha dab damiska ayaa dadaal ku jira hase-yeeshee dabeysha ayaa ah caqabadda ugu weyn ee ay wajahayaan maadama tubooyinka biyaha laga tuuro aaney xajin karin mararka qaar oo dabeyshu ay hadba dhinac u weecinayso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip