Dabka ka kacay Los Angeles oo si dhaqso ah u faafaya iyo xaaladda oo sii adkaanaysa
Dab cusub ayaa ka kacaya qeybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California, halkaasoo in ka badan boqol kun oo qof lagu qasbay inay guryahooda ka cararaan.
Dabku in uu faafo waxaa qayb weyn ka qaadanaya dabeylo xooggan oo socda, waxaana