Guddoomiyaha G. Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay In Jadwalka Doorashooyinka la Shaacin Doono Todobaad Gudihiis

0
Thursday January 09, 2025 - 12:36:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha G. Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay In Jadwalka Doorashooyinka la Shaacin Doono Todobaad Gudihiis

    Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xassan, ayaa sheegay in jadwalka doorashooyinka qaranka ay soo shaacin doonaan toddobaad gudihiis. Mudane Cabdikariin, oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xassan, ayaa sheegay in jadwalka doorashooyinka qaranka ay soo shaacin doonaan toddobaad gudihiis. Mudane Cabdikariin, oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka ay booqan doonaan goobaha loo qorsheeyay qabashada doorashada qof iyo codka ah. "Waxaan shacabiga Soomaaliyeed uga bishaareyneynaa in guddigan uu diyaar u yahay in aanu idinka soo gaarsiino Sanduuqa Doorashada, meel walba oo aad joogtaan," ayuu yiri Guddoomiyaha. Sidoo kale, Mudane Cabdikariin ayaa ballan qaaday in guddiga ay ka shaqeyn doonaan doorasho hufan oo xalaal ah, isagoo codsaday in bulshada Soomaaliyeed, qeybaha kala duwan, ay ka gacan siiyaan hanaanka doorashada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip