Guddoomiyaha G. Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay In Jadwalka Doorashooyinka la Shaacin Doono Todobaad Gudihiis
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xassan, ayaa sheegay in jadwalka doorashooyinka qaranka ay soo shaacin doonaan toddobaad gudihiis.
Mudane Cabdikariin, oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in