Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Afmadow

0
Friday July 26, 2024 - 21:07:53 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 68
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Afmadow

    Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Wafdigaasu waxaa bartamaha degmadasi ku soo dhoweeyay maamulka degmadaasi iyo boqolaal shacab ah o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Wafdigaasu waxaa bartamaha degmadasi ku soo dhoweeyay maamulka degmadaasi iyo boqolaal shacab ah oo kamid ah dadka ku dhaqan halkaas. Safarka Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminaayo ayaa la xiriira sidii loo dardargalin lahaa howlgalada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland, kuwaas oo guulo wax ku ool ah dhowaan ka soo hooyey dagaalada ka dhanka ah al-shabaab ee dhacay maalmahii lasoo dhaafay. Waddooyinka u dhexeeya Magaalooyinka Kismaayo iyo Afmdow ayaa la sheegay in gabi ahaanba laga sifeeyay kooxaha al-shabaab.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip