Taliyaasha Booliska iyo Militariga oo ka qaybgalay furitaanka tababar ku saabsan Isgaarsiinta

0
Wednesday July 24, 2024 - 12:38:43 in Wararka by Khaliif Hussein
  • Visits: 65
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaasha Booliska iyo Militariga oo ka qaybgalay furitaanka tababar ku saabsan Isgaarsiinta

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Axmed Firiin ayaa maanta si wadajir ah u furay tababar ku saabsan Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Axmed Firiin ayaa maanta si wadajir ah u furay tababar ku saabsan Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda. Tababarkaan oo ay ka qeyb gelayaan Saraakiil iyo Askar ka tirsan Ciidamadda XDS iyo Booliiska ayaa mudada uu socdo waxaa lagu baran doonaa Isgaarsiinta casriga ah iyo Teknoolojiyadda. Aqoon kororsigaan maanta ka furmay xeradda ciidamadda ee Xalane waxaa gacan ka geeysanaya xafiiska Qaramadda Midoobey u qaabilsan taageerada Soomaaliya ee UNSOS.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip