Wasiirka xanaanada xoolaha oo Rome kula kulmay madax ka tirsan hay'adda FAO

0
Wednesday July 24, 2024 - 12:34:47 in Wararka by Khaliif Hussein
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka xanaanada xoolaha oo Rome kula kulmay madax ka tirsan hay'adda FAO

    Wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa dowladda FS mudane Xasan Xuseen Maxamed iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo safar shaqo u jooga dalka Talyaaniga ayaa la kulmay madaxa horumarinta xoolaha iyo Wax-soosaarkooda ee hay'adda FAO waxe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa dowladda FS mudane Xasan Xuseen Maxamed iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo safar shaqo u jooga dalka Talyaaniga ayaa la kulmay madaxa horumarinta xoolaha iyo Wax-soosaarkooda ee hay'adda FAO waxeyna ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa caafimaadka Xoolaha, hagaajinta Calafka iyo cuntadooda. Sidoo kale waxey ka wada Hadleen labada dhinac hagaajinta caafimaadka mideysan ( One Health) iyo sidii loo dardar-galin lahaa wax ka qabashada waxyeelada Cimilada saameynta ku leh Xoolaha iyo wax soo-saarkooda.

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip