Madaxweynaha Kenya oo magacaabay Golihiisa Wasiirrada

0
Friday July 19, 2024 - 21:42:02 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Kenya oo magacaabay Golihiisa Wasiirrada

    Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta soo dhisay xukuumad cusub, isagoo dib u soo magacaabay dhowr xubnood oo ka tirsanaa golihii wasiirrada ee uu todobaadkii hore xilka ka qaaday. Ruto oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah, ayaa ku dhawaaqay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta soo dhisay xukuumad cusub, isagoo dib u soo magacaabay dhowr xubnood oo ka tirsanaa golihii wasiirrada ee uu todobaadkii hore xilka ka qaaday. Ruto oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah, ayaa ku dhawaaqay inuu magacaabay xukuumad midnimo oo sal ballaaran kana kooban 11-wasiir. Wasiirada cusub ayaa ka soo dhex muuqday Aadan Barre Ducaale oo ٍSomali-Kenyan ah, kaas oo loo magacaabay jagada uu hore u hayay ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Talaabadan ayaa timid kadib dibadbaxyo dhawaan dalkaasi ka dhacay, kaasoo sababay in laga laabto sharci canshuur ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip