Safiirka Soomaaliya ee Nairobi oo kulan la yeeshay dhiggiisa Boqortooyada Belgium

0
Friday July 19, 2024 - 21:39:15 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Soomaaliya ee Nairobi oo kulan la yeeshay dhiggiisa Boqortooyada Belgium

    Danjiraha Boqortooyada Belgium ee Kenya, Mudane Peter Maddens, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Safiirka Soomaaliya ee Nairobi, Mudane Jibril Ibrahim Abdulle. Kulan ay yeesheen labada mas'uul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjiraha Boqortooyada Belgium ee Kenya, Mudane Peter Maddens, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Safiirka Soomaaliya ee Nairobi, Mudane Jibril Ibrahim Abdulle. Kulan ay yeesheen labada mas'uul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Belgium iyo Soomaaliya, waxayna labada Danjire ka wada hadlaeen arrimo kala duwan oo dan guud ah labada dal, sida amniga, dhaqaalaha, iyo horumarinta bulshada. Labada dhinac ayaa isku raacay in la sii ambaqaado dadaallada lagu xoojinayo xiriirka labada dal, si loo gaaro horumar waara oo dhexmara Soomaaliya iyo Belgium.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip