Gudoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka oo la kulmay agaasimaha Hay'adda FCDO

0
Tuesday July 16, 2024 - 12:09:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka oo la kulmay agaasimaha Hay'adda FCDO

    Guddoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta safaaradda UK ee Muqdisho kula kulmay Agaasimaha Hay'adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office) Md. Christopher Pycroft. Kulanka ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta safaaradda UK ee Muqdisho kula kulmay Agaasimaha Hay'adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office) Md. Christopher Pycroft. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta labada hay'adood, in la iska kaashado badqabka iyo badbaadinta dadka Soomaaliyeed, si gaar ah digniinaha iyo xogaha quseeya, abaaraha, saameynta isbedelka cimilada iyo garab istaagga caruurta iyo haweenka si looga baaqsado xaalad adag.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip