Ra'iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray xerada tabarada ciidanka ee Jeneral Dhagabadan

0
Tuesday July 16, 2024 - 13:07:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray xerada tabarada ciidanka ee Jeneral Dhagabadan

    Ra'iisal wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer ku tegey xerada tababbarka ciidanka ee Jen. Dhegabadan, halkaas oo uu ku la kulmay horin ka mid ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo qadanaya tababbar sare loo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer ku tegey xerada tababbarka ciidanka ee Jen. Dhegabadan, halkaas oo uu ku la kulmay horin ka mid ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo qadanaya tababbar sare loogu qaadayo xirfadooda ciidan. "Qaar ka mid ah ciidanka uu tabbarku u socdo ayaa ii ga warbixiyey casharrada ay qaadanayaan iyo sida ay waxgal u gu noqon doonaan u-diyaarsanaantooda hawlgalladooda iyo guud ahaan amniga iyo xasiloonida dalka" ayuu yiri mudane Saalax. Dowladda FS ayaa sare u qaaday tababarka ciidanka, kuwaas oo lagu tabanarayo dalka iyo dibadaba, si ay awood ugu yeeshaan hanashada amniga dalka maadaama dhowaan la soo gabangabaynayo hawlgalka ATMIS.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip