Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil ku xukuntay saddex eedeysane

0
Tuesday July 16, 2024 - 12:00:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil ku xukuntay saddex eedeysane

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ex-Dable Xoogga Axmed Maxamed Raage (Qataatow) iyo Ex-Dable NISA Cabdi Axmed Caddow Axmed oo lagu eedeeyay dilka marxuum Cabdullaahi Cabdi Isxaaq oo ahaa arday 18

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Ex-Dable Xoogga Axmed Maxamed Raage (Qataatow) iyo Ex-Dable NISA Cabdi Axmed Caddow Axmed oo lagu eedeeyay dilka marxuum Cabdullaahi Cabdi Isxaaq oo ahaa arday 18 jir ah oo dhiganayay sanadkiisii ugu horreeyey ee dugsiga sare. Maxkamadda ayaa sidoo kale Ex Dable NISA Farxaan Aadan Nuur Cilmi ku xukuntay 3 sano oo xabsi ciidan ah, markii lagu helay inuu caawiyay eedeysanayaasha dilka lagu xukumay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip