Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhaweeyay dalka Finland

0
Monday July 15, 2024 - 11:58:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 88
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhaweeyay dalka Finland

    Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) oo howla shaqo u socda ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Helsinki ee dalka Finland. Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) oo howla shaqo u socda ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Helsinki ee dalka Finland. Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) ayaa wax halkaa kusoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Helsinki ee dalka Finland, iyagoo sheegay inay ku faraxsanyihiin soo dhaweynta Wasiirka. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf (Al-Cadaala) ayaa dhankiisa ugu mahadceliyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaas sida diiran u soo dhaweeysay, isagoo inta halkaas jooga kulammo la qaadan doono madax katirsan Finland iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip