Shirka Bandhigga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

0
Tuesday July 16, 2024 - 11:56:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Bandhigga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

    Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS ayaa markii ugu horreysay ku qabatay magaalada Muqdisho Bandhigga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliya iyo Horumarintooda, iyadoo la adeegsanayo farsamo casriya iyo xal waara. Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS ayaa markii ugu horreysay ku qabatay magaalada Muqdisho Bandhigga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliya iyo Horumarintooda, iyadoo la adeegsanayo farsamo casriya iyo xal waara. Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo bandhiggan ku csuumay daneeyayaasha, saamileeyda beeraha, Bankiyada iyo shirkadaha ganacsiga ayaa sheegay in dulucda bandhiggu uu yahay horumarinta beeraha iyadoo la adeegsanayo Teknolojiyadda casriga ah, hal abuur iyo xal waara, taas oo lagu dhiirri gelinayo beeraleyda Soomaaliyeed. Bandhigga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliyeed oo markiisii ugu horaysay dalka lagu qabtay sanaddan 2022 ayaa lagu wadaa in berrito lasoo gabagabeeyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip