Guddoomiyaha SODMA oo la kulmay mas'uuliyiin ka tirsan Hay'adda Cunnada Adduunka ee (WFP)

0
Monday July 15, 2024 - 11:49:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha SODMA oo la kulmay mas'uuliyiin ka tirsan Hay'adda Cunnada Adduunka ee (WFP)

    Guddoomiyaha Hay'adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay mas'uuliyiin ka tirsan Hay'adda Cunnada Adduunka WFP ee QM, oo uu horkacayay madaxa WFP Soomaaliya El-Khidir Daloum.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Hay'adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay mas'uuliyiin ka tirsan Hay'adda Cunnada Adduunka WFP ee QM, oo uu horkacayay madaxa WFP Soomaaliya El-Khidir Daloum. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada hay'adood, sidii loo xaqiijin lahaa in lala dagaalamo leexsashada gargaarka bini'aadannimo iyo in la hubiyo in gargaarku si hufan u gaaro dadkii mudnaa ee loogu talagalay. Guddoomiye Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa uga mahadceliyay hay'adda WFP wada shaqeynta wanaagsan ee kala dhaxeeysa SoDMA, dadaalka aan hagarta lahayn ee ay dalka ka waddo iyo guulihii taariikhiga ahaa ee labada dhinac wada gareen.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip