Wasiirka Waxbarashada oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir

0
Thursday July 11, 2024 - 10:38:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Waxbarashada oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir

    Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir, Cabdulqaadir Maxamed Xasan a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir, Cabdulqaadir Maxamed Xasan ayaa u gudbiyay Wasiirka tallooyin lagu horumarinaayo waxbarashada hoose ee Gobolka Banaadir, isaga oo bogaadiyay dedaallada Wasaaradda Waxbarashada ee horumarinta iyo baahinta waxbarashada. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale bogaadiyay guushii uu kusoo idlaaday imtixaankii dugsiyada sare ee dalka, kaas oo dhawaan ay dalka ka qabatay Wasaaradda Waxbarashada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip