Waqtiga uu firmaayo Kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka labada Aqal oo la shaaciyay

0
Sunday June 30, 2024 - 10:48:38 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waqtiga uu firmaayo Kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka labada Aqal oo la shaaciyay

    Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka 11aad ayaa la muddeeyay inuu furmo 6 bisha July 2024 oo ku beegan maalinta sabtida. War-saxaafadeed oo ay si wadajir ah ay usoo saareen Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka 11aad ayaa la muddeeyay inuu furmo 6 bisha July 2024 oo ku beegan maalinta sabtida. War-saxaafadeed oo ay si wadajir ah ay usoo saareen Guddoonka labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu go'aamiyay in Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka 11aad uu furmo maalinta Sabtida ah ee ku beegan 06/07/2024. Kalfadhiga Baarlamaanka ayaa la hadal hayaa inuu noqon doono midka ugu xasaasisan oo go'aamin doona jaangoynta marxalada siyaasadda iyo doorashooyinka uu dalka geli doono.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip