Dawladaha Soomaaliya & Itoobiya oo Wada haddallo uga Furmaya dalka Turkiga

0
Sunday June 30, 2024 - 10:46:05 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladaha Soomaaliya & Itoobiya oo Wada haddallo uga Furmaya dalka Turkiga

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga. Dowladda Soomaaliya waxay ku taagantahay mabda'eeda ah ilaalinta madaxbanaanida, gobonnimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.


 

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip