Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukun ku riday xubno loo haystay Burcad-badeednimo

0
Saturday June 29, 2024 - 10:41:41 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Gobolka Banaadir oo xukun ku riday xubno loo haystay Burcad-badeednimo

    Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka Jawaabeysa Xaashida Eedda ee uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u soo gudbiyey, ayna Eedeysaneyaal ka yihiin: 1. C/kariin Saalax Maxamed Maxamuud (Awkoombe). 2. Maxamed Cali Cismaan 3. Axmed Cali Yaasiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka Jawaabeysa Xaashida Eedda ee uu Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u soo gudbiyey, ayna Eedeysaneyaal ka yihiin: 1. C/kariin Saalax Maxamed Maxamuud (Awkoombe). 2. Maxamed Cali Cismaan 3. Axmed Cali Yaasiin 4. Abshir Maxamed Jaamac 5. Maxamed Cumar Jaamac Kuwaas oo dhammaantood ku wada Eedeysan falal burcad-badeednimo, ayaa Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud ee Qaranka waxa uu Maxkamadda horteed ku soo badhigay cadeymo kala duwan oo dhammaantood cadeynaya in Eedeysanayaasha sare ku xusan yihiin dembiilayaal galay dembiga lagu soo Eedeeye. Sidaas darted Maxkamaddu markii ay aragtay oo ay dhegaysatay dhammaan Eedda iyo Caddeymaha uu soo Bandhigay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxay Eedeysaneyaasha sare ku heshay Eedaha lagu soo Eedeeyey waxayna ku xukuntyay 5 sano, 3 bilood iyo 10 maalmood oo xadhig ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip