Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekadaha ee XFS oo ka qeybgalay shirka Urur Gobaleedka Badaha

0
Saturday June 29, 2024 - 11:36:34 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekadaha ee XFS oo ka qeybgalay shirka Urur Gobaleedka Badaha

    Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulqaadir Maxamed (Dhucle) ayaa ka qeyb galay shirka wasiirrada Urur Gobaleedka ISCOS ee Bariga, Koonfurta iyo Waqooyiga Qaaradda Afrika. Shirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulqaadir Maxamed (Dhucle) ayaa ka qeyb galay shirka wasiirrada Urur Gobaleedka ISCOS ee Bariga, Koonfurta iyo Waqooyiga Qaaradda Afrika. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlay Horumarinta Iskaashiga Hawlaha Maraakiibta, Tababarada Xirfadaha Badda iyo Amniga Badaha. Gunaanadkii shirka ayaa waxaa la daahfuray magaca cusub ee badalaya ISCOS kaas oo noqonaya (MOESNA), Urur Gobaleedka Badaha ee Bariga, Koonfurta iyo Waqooyiga Afrika.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip