Tartanka doorashooyinka madaxtinimo oo maanta ka bilowday Iran

0
Friday June 28, 2024 - 12:28:37 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka doorashooyinka madaxtinimo oo maanta ka bilowday Iran

    Dadka reer Iran ayaa maanta u dareetay codbixinta doorasdhada madaxtinimo ee lagu xulanayo cidda qabaneysa madaxweynaha dalkaasi mudada dhowrka sano ah eee soo socota. Xarumaha Codbixintu ayaa saaka furmay 8 subaxnimo (04:30GMT) waxayna xidhmi doo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka reer Iran ayaa maanta u dareetay codbixinta doorasdhada madaxtinimo ee lagu xulanayo cidda qabaneysa madaxweynaha dalkaasi mudada dhowrka sano ah eee soo socota. Xarumaha Codbixintu ayaa saaka furmay 8 subaxnimo (04:30GMT) waxayna xidhmi doonaan 6pm (14:30GMT),iyadoo ay suurtagal tahay in codbixinta lagu kordhiyo dhowr saacadood oo illaa caawa saqda dhexe. Doorashooyinkaan ayaa la sheegay in ay ku tartamayaan dhowr qof,waxaana ugu cadcad Ghalibaf iyo Jalili oo u taagan inay yihiin kuwa ugu horreeya. Labaduba waa muxaafid, inkastoo Ghalibaf loo arko mid dhexdhexaad ah, halka Jalili uu yahay nin adag. Pezeshkian waa musharaxa kaliya ee matalaya siyaasada isbadal doonka ee Iran, iyadoo musharaxiinta kale ee la midka ah aan loo ogolaan inay tartamo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip