Hay'adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo u dirtay deegaano ka tirsan Jubaland oo Khawaarijta laga saaray

0
Tuesday June 25, 2024 - 09:15:05 in Wararka by Khaliif Hussein
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda maaraynta musiibooyinka oo kaalmo u dirtay deegaano ka tirsan Jubaland oo Khawaarijta laga saaray

    Hay'adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA ayaa maanta shixnado iskugu jira Teendhooyin, Marakaneecoyin iyo Daawooyin waxa ay u dirtay degaanka Buula Xaaji iyo tuuloyinka hoostaga ee gobolka Jubbada hoose oo dhawaan laga xoreeyey argagixisada ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA ayaa maanta shixnado iskugu jira Teendhooyin, Marakaneecoyin iyo Daawooyin waxa ay u dirtay degaanka Buula Xaaji iyo tuuloyinka hoostaga ee gobolka Jubbada hoose oo dhawaan laga xoreeyey argagixisada ee Khawaarijta. Degaanadaan waxaa dib ugu soo labaanaya tan iyo markii la xoreeyey qoysas ay barakiciyeen Argagixisada iyo kuwa hore sameen uga soo gaartay dadaadkii ElNiño, waxaana loogu talagalay in dadkaan dib u dajin loogu smaeeyo. Sidoo kale, gargaarkaan waxaa ka mid ah Daawo si gaar ah loogu talagalay in la gaarsiyo goobaha cafimaadka degaanka Buula Xaaji oo shacabka ku nool muddo badan aysan helin adeegyada muhiimka u ahaa nolasha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip