Guddiga Qaran ee maalmaha Xoriyadda oo Muqdisho ku shiray

0
Monday June 24, 2024 - 11:57:29 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Qaran ee maalmaha Xoriyadda oo Muqdisho ku shiray

    Quddiga Qaran ee Qabanqaabada Dabaaldagayada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya oo Caawa Kulan ku Yeeshay Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ahna Guddoomiyaha Guddiga Maalmaha Xorriyadda X

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Quddiga Qaran ee Qabanqaabada Dabaaldagayada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya oo Caawa Kulan ku Yeeshay Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ahna Guddoomiyaha Guddiga Maalmaha Xorriyadda Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa Guddoomiyay Kulanka Guddiga oo ka dhacay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed. Kulankan oo ay kasoo qeybgaleen xubnaha guddiga ee wasiirrada ah, hey'adaha amniga iyo gobolka Banaadir ayaa la iskula meeldhigay qabanqaabada, bandhigyada iyo guud ahaan howlaha xuska maalmaha qaran ee Xoriyadda in ay noqdaan kuwo si weyn loogu diyaar garoobay si gaar ahna awooda loo saaro dabaal degyada ka dhacaya Deegaanadii laga xorreeyey khawaarijta.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip