Guddoomiyaha hay'adda maareynta musiibooyinka oo la kulmay safiirka Imaaraatka Carabta

0
Monday June 24, 2024 - 12:52:46 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha hay'adda maareynta musiibooyinka oo la kulmay safiirka Imaaraatka Carabta

    Guddoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay safiirka dowladda Iskutagga Imaaraatka Carabta danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray sidii dowladda Imaaraadku ay SoD

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha hay'adda maaraynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay safiirka dowladda Iskutagga Imaaraatka Carabta danjire Axmed Jumca Al-rumeysi. Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray sidii dowladda Imaaraadku ay SoDMA uga taageeri laheded mashaariicda u adkaysiga aafooyinka, soo kabashada waxyeelladii ay geeysteen fatahaadihii hore ee El-nino iyo in laga shaqeeyo mashaariicda soo kabashada xalalka waara. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay qorshaha soo socda ee dhawaan Dolwadda Imaaraadka ka saacideeyso hay'adda SoDMA u diyaar garowga waxyaabaha dhici kara xiliyada soo socda ee laga cabsi qabo inay roob yari dhacdo taas oo sababi doonta abaar iyo In loo diyaar garoobo lana helo kayd dhammeystiran si deg deg looga jawaabo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip