Xubin ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Monday June 24, 2024 - 11:45:37 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubin ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

    Isxaaq Sheekh Cali Cabdullahi oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ninkaan oo 14 sano ka mid ahaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata goballada Baay iyo Bakool ayaa saaxiibadiis kula

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isxaaq Sheekh Cali Cabdullahi oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ninkaan oo 14 sano ka mid ahaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata goballada Baay iyo Bakool ayaa saaxiibadiis kula taliyey inay isku soo dhiibaan dowladda. Xubnno badan oo katirsanaa khawaarijta ayaa sidaan oo kale uga faa'iideystay cafiska dowladda oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga kuwaa oo helay nolol ka duwan tii ay ku jireen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip