Kalluumeysato Soomaali ah oo muddo lagu waayay Badweynta Hindiya oo la helay

0
Sunday June 23, 2024 - 10:16:48 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kalluumeysato Soomaali ah oo muddo lagu waayay Badweynta Hindiya oo la helay

    Kalluumaysato Soomaali ah oo horaantii bishii April ee sannadkan lagu waayay badda, ayaa laga helay jasiiradda Maldives. Sida at sheegeen booliiska dalka Maldives, saddexda kalluumaysatada ayaa Sabtadii todobaadkan waxaa helay ilaalada xeebaha dal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kalluumaysato Soomaali ah oo horaantii bishii April ee sannadkan lagu waayay badda, ayaa laga helay jasiiradda Maldives. Sida at sheegeen booliiska dalka Maldives, saddexda kalluumaysatada ayaa Sabtadii todobaadkan waxaa helay ilaalada xeebaha dalkaas. Kalluumeysatada ayaa la sheegay in la waayay kadib markii ay howlo shaqo oo kalluumaysi ay ka bilaabeen Xeebaha Badweynta Hindiya ee ku yaalla nawaaxiga magaalada Muqdisho. Booliiska Maldives ayaa sheegay in saddexda qof ay caafimaad qabaan. Mas'uuliyiinta Maldives ayaa tilmaamay in ay xiriir la sameynayaan dhiggooda Soomaaliya ay ku howlan yihiin soo celinta kalluumeysatadan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip