Ciidamada Dawlada oo la wareegay degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

0
Sunday June 23, 2024 - 11:09:38 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dawlada oo la wareegay degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

    Ka dib Weerar ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa degaanka ku qaadeen Goobo ay ku sugnaayeen xubno tirsan Al shabaab ayaa waxaa ay la wareegeen fariisimha Alshabaab ay ku lahaateen Dhulka Haowd ah oo ku taalla gobolka Galgaduud. Wararka ka imaanaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib Weerar ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa degaanka ku qaadeen Goobo ay ku sugnaayeen xubno tirsan Al shabaab ayaa waxaa ay la wareegeen fariisimha Alshabaab ay ku lahaateen Dhulka Haowd ah oo ku taalla gobolka Galgaduud. Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya Weerarkaas uu dhacay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya magaalooyinka Galcad iyo Masagawaay ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay iney cagta mariyeen goobihii gabaadka u ahaa Al shabaab, kadib markii heleen xogta Rafaasi Alshabaab ka tirsan oo isku uruursaneysa aaggaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip