Macalin Dugsi Quraan & Xaaskiisa oo lagu dilay gobola Galgaduud

0
Sunday June 23, 2024 - 10:01:59 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 91
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalin Dugsi Quraan & Xaaskiisa oo lagu dilay gobola Galgaduud

    Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Macalin Dugsi Quraan & Xaaskiisa lagy dilay degaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud Dilka ayaa xalay dhacay sida wararka ay sheegayaan waxaana geysray kooxo hubeysan oo dilka ka dib Goobta is

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Macalin Dugsi Quraan & Xaaskiisa lagy dilay degaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud Dilka ayaa xalay dhacay sida wararka ay sheegayaan waxaana geysray kooxo hubeysan oo dilka ka dib Goobta isaga cararay. Dilkan ka dhacay degaanka Bulacle ee hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dawlad goboleedka Galmudug ayaa lala xiriirinayaa aano qabiil. Laamaha Amniga ee maamulka Galmudug ayaa wada dadaalo looga gaarayo colaadaha sii daba iyo dilaka anooyinka ee weli ka jira degannada Galmudig .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip