Madaxweyne William Ruto oo xaqiijiyay in taliyaha ciidamada qalabka sida ee Kenya uu ku dhintay shil diyaaradeed

0
Thursday April 18, 2024 - 17:31:42 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 85
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne William Ruto oo xaqiijiyay in taliyaha ciidamada qalabka sida ee Kenya uu ku dhintay shil diyaaradeed

    Madaxweyne Ruto iyo taliyaha geeriyoodayImage caption: Madaxweyne Ruto iyo taliyaha geeriyooday Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto oo goordhow qalabka warbaahinta kala hadlay shacabka ayaa xaqiijiyay geerida taliyaha ciidamada qalabka sida janara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ruto iyo taliyaha geeriyoodayImage caption: Madaxweyne Ruto iyo taliyaha geeriyooday Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto oo goordhow qalabka warbaahinta kala hadlay shacabka ayaa xaqiijiyay geerida taliyaha ciidamada qalabka sida janaraal Francis Ogollaoo ku dhintay shil diyaaraddeed oo maanta galinkii dambe ka dhacay Gobolka Rift Valley. Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in sagaal qof oo kale oo diyaaradda la socday ay ku dhinteen shilka, labo kalena ay badbaadeen. Diyaarad nooca qumaatiga oo kacda oo ay la socdeen taliyaha ciidamada qalabka sidajanaraal Francis Ogollaiyo xubno kale ayaa burburtay wax yar uun kaddib markii ay kacday. Madaxweynaha Kenya ayaa ku dhawaaqay sedex maalmood oo baroor diiq ah, iyadoo calanka wadanka hoos loo dhigay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip