Xukumadda oo Guddi u Magacaabi doonta Fatahaada Wabiya Shabelle iyo Jubba{DHAGEYSO}

0
Wednesday October 21, 2015 - 11:31:51 in Wararka by
  • Visits: 744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumadda oo Guddi u Magacaabi doonta Fatahaada Wabiya Shabelle iyo Jubba{DHAGEYSO}

    Xukumadda Soomaaliya ayaa la filayaa in Dhawaan ay Magacowdo Guddi Heer qaran ah oo loo Xilsaaray wax ka qabashada Khasaaraha ka dhashay Fatahaad ay sameeyaan Wabiyaasha Jubba iyo Shabelle oo mara Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumadda Soomaaliya ayaa la filayaa in Dhawaan ay Magacowdo Guddi Heer qaran ah oo loo Xilsaaray wax ka qabashada Khasaaraha ka dhashay Fatahaad ay sameeyaan Wabiyaasha Jubba iyo Shabelle oo mara Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya ay si Deg Deg ah u soo Magacaabi doonto Guddigaasi oo wax ka qaban doona Khataraha laga digay in ay geeysan karaan Roobab ka da’ah Soomaaliya.

Sidoo kale Dadka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay Kuxigeenka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya in ay ka Fogaadaan Meelaha laga yaabo in Wabiyada ay ka Fatahaan.

QM ayaa horay uga digtay in Roobab ka da’ah Soomaaliya ay geeysan karaan Khataro halis ah,kuwaas oo hadda Xukumaddu sheegtay in ay wax ka qaban doonto.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

kulmiyehttp://radiokulmiye.com/knn/




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip