Xubnihii gobolka Sanaag u qaabilsanaa Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo la sii-daayay

0
Monday October 19, 2015 - 17:13:02 in Wararka by
  • Visits: 670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubnihii gobolka Sanaag u qaabilsanaa Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo la sii-daayay

    Siddeed xubin oo iskugu jira guddida doorashooyinka gobolka Sanaag iyo NGO guddiga doorashoyinka kala shaqeeya wacyigelinta dadweynaha oo ciidanka Puntland shalay xabsig au taxaabay ayaa maanta laga sii daayey xabsigii ay ku jireen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siddeed xubin oo iskugu jira guddida doorashooyinka gobolka Sanaag iyo NGO guddiga doorashoyinka kala shaqeeya wacyigelinta dadweynaha oo ciidanka Puntland shalay xabsig au taxaabay ayaa maanta laga sii daayey xabsigii ay ku jireen.
Xubnahan la xiray ayaa waxa ku jiray guddoomiyaha guddiga doorashooyinka u qaabilsan gobolka Sanaag Axmed Cali Biixi iyo NGO wadani ah oo xaga wacyigelinta kala shaqeeya guddida doorashooyinka Somalilnad kuwaas oo marayay deegaanadda bariga Sanaag, isla markana ku gudda jira wacyigelinta qaadashadda kaadhadhka codbixinta.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ee gobolka Sanaag Axmed Cali Biixi iyo guddoomiyaha hay'ada samafalka taakulo, Cumar Jaamac Faarax, xildhibaanad Qamar oo ka tirsan golaha deegaanka degmaddda Ceerigabo iyo xubno kale ayaa xorriyadoodi dib u helay ka dib markiii ka wadda hadleen madax dhaqameedka deegaanka Badhan ee lagu xidhay iyo maamulka Puntland ee badhan.

Masuuliyiintan ayaa ku xidhnaa magaaladda Badhan, waxaana hadda ku soo ujeedaan Ceerigaabo oo markii hore ka tageen, kuwaas oo u socday wacyigelinta diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka la filayo inay qabsoonta March, 2017-ka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip