Muqdisho oo lagu soo bandhigay buugaagtii ugu badneyd + Sawirro

0
Wednesday August 26, 2015 - 11:19:14 in Wararka by
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho oo lagu soo bandhigay buugaagtii ugu badneyd + Sawirro

    Magaalada Muqdisho waxaa saakay ka furmay bandhigii ugu weynaa ee la qabto muddo 25-sano ah, kaasi oo ay ka soo qeyb gelayaan qorayaal iyo qalin maal Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa saakay ka furmay bandhigii ugu weynaa ee la qabto muddo 25-sano ah, kaasi oo ay ka soo qeyb gelayaan qorayaal iyo qalin maal Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa.
Muqdisho oo lagu soo bandhigay buugaagtii ugu badneyd + Sawirro

Munaasabadda bandhigga Buugaagta Soomaaliga oo ka dhaceysa Hotel City Plaza ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay aqoonyahano iyo boqolaal dadweyne ah oo iyagu ku taxan akhrinta buugaagta.
Bandhigaan oo ah midkii ugu ballaarnaa waxaa qabanqaabadeeda iska kaashaday aqoonyahanada Soomaaliyeed, iyadoo ay taaba gelinayaan shirkadaha dalka ka howlgala ayaa waxaa furitaankeeda ka hadlaya qorayaal iyo qalin maalka Soomaaliyeed.
Dhinaca kale waxaa iyana ka hadlaya faa’iidooyinka buugaagta u leeyihiin dalka iyo akhristayaashaba halkaasi ka jeedinaya khubaro dhinaca qoraalada iyo daraasadaha ku xeel dheeraatay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip