Muqdisho oo lagu soo bandhigay buugaagtii ugu badneyd + Sawirro
Magaalada Muqdisho waxaa saakay ka furmay bandhigii ugu weynaa ee la qabto muddo 25-sano ah, kaasi oo ay ka soo qeyb gelayaan qorayaal iyo qalin maal Soomaaliyeed oo isaga kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa.