Image caption Qaxootiga ka imanaya Turkiga.
Masuuliyiinta Turkiga ayaa sheegay inay qabteen in ka badan kun jaakadasha dabaasha, oo aan ahayn kuwii saxda ahaa oo loo sameeyay dadka badda ku tahriibaya ee ka gudbaya badda Aegean kuna socda Gariiga.

Boliiska ayaa galay
meel lagu sameeyo jaakadahaas oo ku taal dekada Izmir, halkaasoo ay ka
heleen jaakado aan ahayn kuwii runta ahaa.
Afar shaqaalaha samaynayay jaakadaha ayaa waxaa ku jiray laba gabdhood oo reer Suuriya.
Talaadadii, in ka badan soddon mayd ayaa laga helay badda, oo badankood ay xirnaayeen jaakadaha.
Image caption Qaxootiga ka imanaya Turkiga.
Image AP
Turkiga oo qabtay jaakado been ah
Image caption Qaxootiga ka imanaya Turkiga. Masuuliyiinta Turkiga ayaa sheegay inay qabteen in ka badan kun jaakadasha dabaasha, oo aan ahayn kuwii saxda ahaa oo loo sameeyay dadka badda ku tahriibaya ee ka gudbaya badda Aegean kuna socda Gariiga.