Share with your friends via email

Turkiga oo qabtay jaakado been ah

Image caption Qaxootiga ka imanaya Turkiga. Masuuliyiinta Turkiga ayaa sheegay inay qabteen in ka badan kun jaakadasha dabaasha, oo aan ahayn kuwii saxda ahaa oo loo sameeyay dadka badda ku tahriibaya ee ka gudbaya badda Aegean kuna socda Gariiga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip