Kulamo waaweyn oo katirsan Champions League-ka ayaa xalay la cayaaray, waxaana ku hardamay dhowr kooxood.Kulamadii ugu muhiimsanaa ee la cayaaray waxaa kamid ahaa:
Bayern Munich Vs Atletico Madrid, kulankani waxaa loo awood sheegtay naadiga Atletico oo looga adkaaday 4-0.
Kooxaha Manchester City iyo Fc Porto ayaa iyaguna is arkay waxana 3-1 ku badisay Manchester City.
Sidoo kale Liverpool iyo Ajax ayaa wada cayaaray, waxaa 1-0 ku adkaatay Liverpool, waxaana xusid mudan in Ajax goolka ay iyagu iska dhaliyeen.
Ugu dmabeyn kooxda Real Madrid ayaa wajahday Shakhtar Donetsk, Real ayaa looga adkaaday 3-2.
Kulamo ka tirsan Champions League-ga oo xalay la cayaaray.
Kulamo waaweyn oo katirsan Champions League-ka ayaa xalay la cayaaray, waxaana ku hardamay dhowr kooxood.Kulamadii ugu muhiimsanaa ee la cayaaray waxaa kamid ahaa: Bayern Munich Vs Atletico Madrid, kulankani waxaa loo awood sheegtay naadiga A