Kulamo ka tirsan Champions League-ga oo xalay la cayaaray.
Kulamo waaweyn oo katirsan Champions League-ka ayaa xalay la cayaaray, waxaana ku hardamay dhowr kooxood.Kulamadii ugu muhiimsanaa ee la cayaaray waxaa kamid ahaa:
Bayern Munich Vs Atletico Madrid, kulankani waxaa loo awood sheegtay naadiga A