Wasiir Fiqi "Degmada Dayniile waxay martigelisay kulankii Hay'adaha amniga"

0
Sunday September 27, 2026 - 08:56:56 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Fiqi "Degmada Dayniile waxay martigelisay kulankii Hay'adaha amniga"

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa xalay ka hadlay kulan ka dha cay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee Degmada Dayniile Magaalada Muqdisho kaasoo dhexmaray Ra’iisulwasaaraha Somalia,Madaxda Hay’ada Amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

"Degmada Dayniile waxaan xalay ku qabanay kulankaan oo loogu mahad celinayo Saraakiisha iyo Ciidamada Qaranka ee sugay amniga Caasimadda Muqdisho oo lagu qiimeeyey darajada (A) waxaa hoos u dhacay falalka argagixisada 87% waa hormar lagu faano oo Muqdisho ay dheertahay qaar kamid ah caasimadaha caalamka.”ayuu yiri Wasiir Fiqi

Video Player
 

Video Player




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip