Puntland oo ka shiftay qorshe la doonayo in hoobiyayaal loo kala qeybiyo Gaalkacyo labadeeda dhinac si dagaal u qarxo imaanshaha Madaxeyne Xasan
.
XIGASHO:-DAYNIILE.COM
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee dhanka Puntland Gashanle Sare Maxamuud Muuse Bille Farda-fuul, ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay Gaalkcyo gaar ahaana xarunta Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug wuxuu kaga hadlay xaalada amniga Galkacyo ,qorshayaasha iyo imaanshaha Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ee Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug.
Taliyaha ayaa shirkiisa ku kashifay inuu jiro qorshe la doonayo in Hoobiyayaal loo kala tuuro labada dhinac Galmudug iyo Puntland si loo abuuro dagaal qarxo madaama goor dhawayd uu Gaalkacyo gaaray Madaxweyne Xasan.
Video Player

0 

Puntland oo ka shiftay qorshe la doonayo in hoobiyayaal loo kala qeybiyo Gaalkacyo labadeeda dhinac si dagaal u qarxo imaanshaha Madaxeyne Xasan
.