Wasiirkii difaaca Jabuuti oo geeriyooday.

0
Thursday July 16, 2026 - 15:57:59 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 95
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii difaaca Jabuuti oo geeriyooday.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.
Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed Burhaan, ayaa geeriyooday, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Jabuuti, iyagoo uu tacsi u diray qoyskiisa, ciidamada qalabka sida iyo shacabka Jabuuti.

Marxuumka ayaa soo hayay xilka Wasiirka Gaashaandhigga tan iyo sanadkii 2019, waxaana mar kale loo magacaabay isla xilkaas markii la dhisay xukuumadda cusub ee Jabuuti sanadkan 2026.

 

Geerida Xasan Cumar Maxamed Burhaan ayaa ku soo beegantay xilli uu ka mid ahaa mas’uuliyiinta ugu sarreeya dowladda Jabuuti, isagoo door muuqda ka qaatay hoggaaminta iyo horumarinta ciidamada qalabka sida ee dalka.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip