Daawo: Fahamka caalamka: Yahuudda, IDF iyo Mossad + Loollanka qarsoon ee Turkiga

0
Saturday January 10, 2026 - 19:23:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Fahamka caalamka: Yahuudda, IDF iyo Mossad + Loollanka qarsoon ee Turkiga

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Aqoonsigii dhowaan Israa’iil ay siisay maamulka Somaliland ee waqooyiga Soomaaliya, wuxuu gilgilay Soomaaliya, dalalka gobolka, kuwa Bariga Dhexe iyo caalamka.Wuxuu sidoo kale bannaanka u soo saaray loollan xooggan oo ka dhex ooggan dalalka gobolka, gaar ahaan Israa’iil iyo Turkiga, taasoo qayb ka ah tallaabada ay qaaday Tel Aviv, xilli ay Muqdisho aad ugu dhowdahay Ankara.

Haddaba, maxaan ka ognahay loollanka gobolka? Waa maxay doorka Sacuudiga, Imaaraadka, Qatar, Masar, Turkiga iyo Israa’iil?Maxaan sidoo kale ka ognahay Israa’iil, aasaaskeeda iyo sida uu u shaqeeyo sirdoonkooda?

Arrimahaas iyo kuwo kale oo badan, wareysigan waxaa ku sharxaya aqoonyahan Mukhtaar Xuseen Maxamed (Mukhtaar Qooransay), oo horey u soo noqday agaasimaha hay’adda NIRA, sidoo kalena ka soo shaqeeyay NISA iyo Villa Somalia.

Hoos ka daawo wareysigan oo uu la yeeshay Abdijaliil Show.

 
XIGASHO:CAASIMADDA,NET



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip