Marwada Madaxwayanaha dalka oo kulan la yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Tuesday September 23, 2025 - 15:38:24 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwada Madaxwayanaha dalka oo kulan la yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

    Marwada Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa kulan mirodhal ah Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Marwo Filiz Aktas. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwada Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa kulan mirodhal ah Aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula yeelatay Marwada Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Marwo Filiz Aktas. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa la iskula soo qaaday qodobbo ahmiyad leh oo ay ka mid yihiin, xoojinta iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga ee dhanka horumarinta arrimaha haweenka, dhallaanka, dhallinyarada iyo in si wadajir ah looga wada shaqeeyo kobcinta xirfadaha iyo karaanka haweenka Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip