halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 24-08-25

0
Sunday August 24, 2025 - 09:40:56 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 24-08-25

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta XFS

Madaxwenaha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa Bilad sharaf hawlkarnimo ku abaal mariyey Wasaarada Warfafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayado Bilad sharaftaasina la guddoon siiyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Somalia Mudane Daaud Aweys Jaamac o isagu awamiirtiisa iyo hogamintiisa ay Wasaaraddu ku gaartay Guullahan.

Bilad sharaftan ayey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ku muteysatay doorkii fir fircoonaa iyo shaqooyinkii hagar la’aaneed ee ay Wasaaraddu ka qaadatay shaqooyinka Dowladda seddexda sano ee ay jirto Xukuumadda Dan Qaran ee uu hogaamiyo Ra’isulwasaare Xamse Cabdi Barre, si gaar ah howlaha la dagaalanka Al-shabaab, baahinta dowladnimada iyo wacyi gelinta shacabka Soomaaliyeed.

Madaxda sare ee Qaranka ayaa aad u ammaanay dadaallada hagar la’aaneed ee ay Qaranka u hayaan Hawlwadenada iyo maamulka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayadoo Wasaaraddu mudada ay jirto Xukuumadda Dan Qaran ay kaalin fir fircoon uga jirto dhammaan howlaha Dowladda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip