halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 05-07-25

0
Saturday July 05, 2025 - 09:41:50 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 05-07-25

    .......

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.......

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale qaabbilay mas’uuliyiin hore

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo sii wada kulamada Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu horay uga furay magaalada Muqdisho, ayaa shalay Madaxtooyada Qaranka markale ku qaabilay masuuliyiin isugu jira Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka iyo masuuliyiin hore.

Kulanka shalay ayaa diiradda lagu saarayaa ajndayaashii horay loogu heshiiyay ee ay kamid ahaayeen dhammaystirka hannaanka dib-u-eegista dastuurka, hirgelinta hannaan doorashooyin oo toos ah iyo sidii la iskaga kaashan lahaa dadaalka wadajirka ah ee lagu ciribtirayo argagixisada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip