Danjiraha Soomaaliya ee Indonesia oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

0
Wednesday May 07, 2025 - 12:05:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Danjiraha Soomaaliya ee Indonesia oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

    Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Indonesia Dr. Faysal Axmed Salaad, ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ku wareejiyey Madaxweynaha dalkaas Md Prabowo, waxaana uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay danjire Feysal inuu noqday Danjirihii ugu horr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Indonesia Dr. Faysal Axmed Salaad, ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ku wareejiyey Madaxweynaha dalkaas Md Prabowo, waxaana uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay danjire Feysal inuu noqday Danjirihii ugu horreeyay ee la aqbalo muddo usbuuc ka yar oo uu joogay Waddanka, taasoo ka dhigan muhiimadda Xiriirka Diblomaasiyadeed ee labada dal. Danjire Dr. Faysal Axmed Salaad ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha iyo Dawladda Indonesia soo dhaweynta heerka sare leh ee loo sameeyey, waxaana uu salaam diirran ka gaarsiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ballan qaaday inuu ka shaqeyn doono sare u qaadista xiriirka labada dal.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip